Xafladii SAYPA ee Boston oo loogu dabaaldagay Ciidulfidrida iyo Xuska 26ka June

 

26ka Juun oo ah maalintii gayi Soomaali leedahay laga taagay Calan Soomaaliyeed ayaa waxaa si’aada looga xusay magaalada Boston ee carigan Maraykanka. Uruwaynaha Magaalada ee Waalidiinta iyo Dhalinta ee afka qalaad lagu yiraahdo Somali American Youth Parents Association (SAYPA) ayaa xafladiisii bilha ahayd ee bisha June loogu dabaal dagay Ciida Soonfureed iyo waliba maanta oo ay ku beegnayd maalintii beerta Xoriyada ee Hargaysa laga taagay Calnkeena Buluugleey.

Naladaawo Araga Xafladaa…