Kaaxaha Dekadaha iyo Heegan ee kubada kolayga 9-11 jirka ah oo fooda isdaray Axadii dhawayd

Barxada Timilty oo ah barxada ay Soomaalidu badanaa isugu yimaadaan magaalda Boston ee carigan dalkan Maraykanka ayaa waxaa ururka madaniga ah ee ay Soomaalidu maalgaliyaan SAYPA  ku qabteen xaflad ay ku soo afmeerayeen wakhtiga Xagaaga sanadkan 2020.

Hadba waxaa ugu horayn fooda isdaray kooxaka da’yarta ee Dekadaha iyo Heegan. Wiilasha Kubada Kolayga 9 -11 jirka ah hadaba naladaawo jawiga ciyaartaa.

saypa.org

You Might Also Like