SAYPA oo Ardayda reer Boston kala hadashay mustaqbalkooda

SAYPA ayaa xafladii bilaha ahayd ee ay u qaban jirtay Dhalinta soo korasa iyo waalidiintood si ay uga wada hadlaan hadba xaalada ka taagan magaalada Boston ayaa bishan waxaa lagu falanqeeyay ama lagu dhiiro galiyay hamiga dhalinta soo korasa iyada oo lagala hadlay sidii ay uaga jibo keeni lahaayeen waxbarashadooda.

Waxaa kale oo lagala hadlay dhalinta sida ay Jaamacad u tagi lahaayeen iyo Jaamacadaha ay isleeyihiin mustaqbalka waxka barta sida ay u aqbalaan ardayda cusub. Hadaba waxaa ka mid ahaa shalinta iyagu ka hadlay nustaqbalkooda.

 

Donate / Ku Deeq

You Might Also Like