Casho sharaftii ay SAYPA u samaysay Waalidiinta siiba Aabayaasha reer Boston

Casho sharaftan oo la qabtay horaantii bishii November 2019 ayaa ahayd mid markii ugu horaysay ay kasoo qab galeen Aabayaasha ubadka ku xiran ururka SAYPA.

Waxaa kale oo iyaguna ka mid ahaa dadkii yimid dhalinta ka qalin jabiyay Jaamacadaha kuwaa soo si aada u soo dhaweeyay in arkaan waalidiinta oo si isku mida meel ugasoo wada jeestay inay samto bixiyaan ubadkooda.

 

SAYPA.Org

You Might Also Like